Askari ka tirsan NISA oo dil u geystay nin hubeysan oo weerar ku soo qaaday

Askari katirsan ciidanka Nabad Sugida ee ka howlgala degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa xalay dilay nin hubeesnaa oo damcay in uu dil u geesto kana qaato qoray nuuca AK-47 ah uu watay askariga. Sida aan wararka ku helnay ninka hubeesan ayaa rasaas la dhacay askariga katirsan Nabad Sugida iyo nin shacab ah oo la … Continue reading Askari ka tirsan NISA oo dil u geystay nin hubeysan oo weerar ku soo qaaday